Ciidamada amaanka oo gacanta ku dhigay lacago been abuur ah iyo dadkii watay

Ciidamada amaanka dowlada Soomaaliya ee ka howlgala magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa gacanta ku dhigay lacago been abuur ah oo isugu jiray Dollar iyo kuwa Shilin Soomaali ah. Sida aan wararka ku helnay ciidamada ayaa howlgal ay sameeyeen kusoo qabtay lacagahan been abuurka ah oo la sheegay in lasoo galiyay magaalada Guriceel lagana keenay … Continue reading Ciidamada amaanka oo gacanta ku dhigay lacago been abuur ah iyo dadkii watay